Daawo Muuqaal: Dhalinyarada ku dhaqan magaalada burco oo dhaliilay ururka dhalinyarada somaliland ee sonya

0
959

Burco , (HargeisaPress)Dhalinyarada ku dhaqan magaalada burco oo dhaliilay ururka dhalinyarada somaliland ee sonya yagoo sheegay inay ku fashilmay guudahaanba ilaalinta iyo shaqaynta hawlaha dhaliyarada soomaaliland yagoo sheegay inuu noqday group cid gaari adeegsato mar ay warbaahinta madaxa-banaan ladhexqaaday migrifoonka.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka 

 

Sakariye Cabdiraxmaan Ibraahin HargeisaPress — Burco

sekeriye80@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here