Daawo: Xubno ka kooban Safiirka ufadhiya Somaliland wadanka Imaaraadka Xasan hirad yaasiin iyo wasiirka ganacsiga somaliland oo hawlo shaqo ku gudda jira ayaa warbaahinta wararka ee ALCAYN waraysi la yeelatay

0
1905

 

Dubai (Hargeisapress)-Arbaca Sep 26 2018 xubno ka koobnaa Safiirka Somaliland u fadhiya emarates  Amb Xasan hirad yaasiin iyo wasiirka ganacsiga Mahamed xasan sacad oo hawlo shaqo ka wada dalka isu taga imaaraadka ayaa warbaahinta caalamiga ah ee alcayn ka waraysatay balaadhinta dhismaha dekada berbera ee DP World oo hawlihii ugu cuslaa ee dhismuhu bilaabmi doonaan maalmaha fooda inagu soo haya.

waxaa kulankaa suurta galiyay Ambassador Xasan hirad yasin oo ah nin dhalinyar ah oo aqoon iyo kartiba uleh isku xidhka shaqo ee imaaraatka iyo somaliland

Fadlan daawo waraysigan

قال وزيرة تجارة أرض الصومال محمود سعد في مقابلة خاصة مع الـ”العين الإخبارية، “إن دولة الإمارات العربية المتحدة تجمعها علاقات تجارية تاريخية مع أرض الصومال.. منذ الأزل”. وتطرق سعد للاتفاق الأخير الذي عقد مع موانئ دبي لتطوير ميناء بربرة، مشيراً إلى أن الاتفاق يهدف الارتقاء بالتجارة بين أرض الصومال وإثيوبيا ذات الكثافة السكانية العالية، الأمر الذي من شأنه أن يعزز العلاقات التجارية بين أرض الصومال ودولة الإمارات العربية. واعتبر وزير التجارة إلى أ، دولة الإمارات لطالما كانت داعمة لـ”أرض الصومال” في مشاريع المياه الجوفية والزراعة وغيرها من المشاريع التنموية المهمة. وأكد أن الصومال الفيدرالية كيان منفصل لا علاقة له بأرض الصومال، ولا وجود لهم في ميناء بربرة. سعد أشار إلى أن التجارة بميناء بربرة كانت لصالح أرض الصومال والمناطق القريبة من إثيوبيا، لافتاً إلى التوسعة التي يشهدها الميناء إذ كان مساحته، 600 متر، لتصل المساحة بعد تطويره إلى 1400 متر. ‎

Xigasho Alcayn

Ahmedyasin sh cumar ahmed Furre

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here