Daawo: Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Oo Maamulka Gobolka Gabiley Ku Wareejiyay Saacado Qodaalka Beeraha Ah

0
1290

Gabiley,(HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland oo maalmihii u dambeeyey waday safaro dhiirigalin iyo u kuur noqosho dhanka wax soo saarka dalka ah ayaa maanta Maamulka Gobolka Gabiley Ku Wareejiyay Saacado Qodaalka Beeraha Ah.

LEAVE A REPLY