DAAWO: Roobab Baraf Wata Oo Gabiilay Ka Da’ay Iyo Shacabka Oo Waddo Xumo Ka Cabanaya

0
1190

Gabiley, (HargeisaPress) —Raxmaadka Iyo Roobabka Eebe Oo wata Dabaylo iyo dhagax (Barafa) ayaa Galabta ka Da’ay Gabiley, Alxamdu Lillaah Ilaa Hada Lama Sheegin wax dhimasho ah hase yeeshee Dhismayaal uu ka mid yahay Dugsiga H/dhexe New Gabiley ayuu Jiingada ka Qaaday. Waxa kale oo uu riday Roobkaasi Tawarkii Shirkadda Telesom ee ku yaalay Xaafadda Laag-barako sida sawirkan ka muuqata

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here