Daawo Qaabkii Magaalada Berbera Looga Xusay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18 May 2017

0
872

Berbera, (HargeisaPress) —Waxa maanta magaalada Berbera laga xusay xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18 May oo ah maalintii dhidibada loo taagay jamhuuriyada Somaliland,waxaana masuuliyiinta gobolka Saaxil iyo degmada Berbera ayaa waxay soo bandhigeen talaabooyin ay shacabka Berbera kaga ururinayaan qaadhaan Lacageed.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here