Daawo Muuqaal: Wasiir Cukuse Oo Gurigiisa Ku Booqday Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid Oo Xanuunsanaya

0
1103

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ahna Wasiirka cusub ee wasaaradda Xanaanada Xoolaha ayaa maanta gurigiisa ku booqday Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid oo ka mid ah qorayaasha Dalka.

 

Wasiir cukuse Waxaana uu alle uga baryay inuu caafimaad sarecana siiyo sidookalena waxa uu sheegay inuu kaalmo gaadhsiin doono ka wasarad ahaan.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here