Daawo Muuqaal: Somaliland Oo Si Weyn looga Xusay Xuska Maalinta TP-da

0
979
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maalinta caalamiga ah ee TP-da oo ku beegan 24 bisha March ayaa guud ahaan laga xusay Gobolada iyo Degmooyinka dalka JSL, waxaana munaasabad xuskaa ka mid ahi ka dhacday Magaalada caasimadda ah ee Hargaysa, taasoo ay ka qayb galeen Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin  Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Aamina Sh maxamed Jirde iyo Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye).

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here