Daawo Muuqaal: Somaliland oo ka tashanaysa ka hortagga Xaalufka deegaanka

0
836
Hargeysa, (HargeisaPress) — Isuduwayaasha gobolada ee wasaaradaha Xanaanada Xoolaha iyo horumarinta Deegaanka ayaa ka soo qayb galay kulan hawleed lagu qabtay caasimada somaliland, kaas oo ay shir gudoominayey wasiirada labadaa wasaaradood lagagana tashanayey dhismaha siyaasad cusub oo lagu waajaho sidii looga hortegi lahaa xaalufka deegaanka oo maalinba ta xigta sii kordhaya.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here