Daawo Muuqaal: Madaxwayne Siilaanyo Oo Xadhiga Kajaray Dhismaha Xarunta Bankiga Dahabshiil.

0
806

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray Dhismaha casriga ah ee Xarunta Bankiga Dahabshiil oo ay Shirkaddu ka hirgelisay badhtamaha Caasimadda Somaliland.
Munaasibada Furitaanka waxaa ka soo qayb galay Madaxweynaha,xubno golihiisa wasiirada ka tirsan,Madaxda Dahabshiil,Madaxda Xisbiyada,Xildhibaano, Madaxdhaqameed,Culimo awdiin,aqoon yahan,ganacsato iyo marti sharaf kale.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

HargeisaPress News Desk  — Hargeysa

info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here