Buuga Mahadhooyinkii SNM Iyo Waayihii Maxamed Cilmi Galaan Oo Lagu Soo Bandhigay Magaalada Hargeysa

0
1585

Hargeysa, (HargeisaPress) —Munaasibad balaadhan oo si heersare ah loo soo agaasimay islamarkaana lagu soo bandhigayay buuga Mahadhooyinkii SNM iyo waayihii Mujaahid Maxamed Cilmi Galaal ayaa waxa lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Munaasibadan oo ka qabsoontay hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxa kasoo qayb galay Wasiiro ka tirsan Xukuumada, Mujaahidiin, Aqoonyahan, Abwaano, Madax-dhaqameed, Dhalinyaro, Haween iyo marti sharaf kale.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here