Boqor Buurmadoow oo xabsiga laga sii daayay

0
925

Hargeysa , (HargeisaPress) —Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow)  horay loogu xukumay Saddex sanno oo xabsi ah.

Ilo kala duwan ayaa u xaqiiqjiyay HargeisaPress sii deyntan Boqorka muddo 60 maalmood ka ddib oo uu xidhnaa.

Xadhiga Boqorka ayaa yimid kaddib markii uu uga qeybgalayalay degaanka Carmo ee Puntland Caleemo-saarka Beeldaajiye cusub, waxaana xukunkiisa lala xidhiidhinayaa hadal uu ka jeediyay munaasibaddii caleemo saarka beeldaajiyahaasi.

Xukuumadda Somaliland waxa ay horay ugu eedeysay in uu kasoo horjeedo madaxbaanida Somaliland taasoo keentay in xabsi lagu xukumo.

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here