Barnaamijka Qanci Dadkaaga Iyo Dhalinyaradda Hargeysa Oo Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Su’aalo Ku Boobay Iyo Nuxurka Jawaabaha Ay Ka Bixiyeen

0
1111

Hargeysa, (HargeisaPress) —Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa barnaamijka Qanci Dadkaaga oo ka baxa telefeeshinka HCTv,waxaana todobaadkan marti ku ah guddiga komishanka Qaranka Somaliland,waxaana dhalinyarada caasimada Hargeysa ay su’aalo ku boobeen guddigaaasi komishanka Qaranka.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here