Bahda HargeisaPress Oo Tacsi Udiraya Shamis Qardajeex Oo Walaalkeed Ibraahim Qardajeex Uu Turkiga Ku Geeriyooday.

0
894

HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakaddaha HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.

Dhamaan dadkasi  Waxay Tacsi u dirayaan Shamis qarada Jeex oo walaalkeed Ibraahim Cali Faarax (Prof Ibraahim Qardajeex) uu ku geeriyooday dalka Turkiga, ilaahay ha u naxariisto ehelkii walaalihii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ha ka siiyo isagana janno fardawsa ha ka waraabiyo aamiin..

Geesta kale waxa tacsi u diraya Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida ee Turkiga Xaaji Maxamed, Xaaji Xamse Cabdiqani, Warsame Carab, Ciise Dheere, Siyaad Cabdi, Jibriil Faarax iyo Dhamaan Jaaliyada Somalida ee Dalka Turkiga.

Inaal Ilaah Wa Inaal Illaah Raajicuuun,

LEAVE A REPLY