Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Shilalkii Maalmihii Ciida Ka Dhacay Magaalada Berbera Iyo Maydka Qof Kale Oo Baddu Liqday Oo Saaka La Helay

0
232

Berbera, (HargeisaPress) —Maamulka gobolka Saaxil iyo dhakhaatiirta cusbitaalka Berbera ayaa ka hadlay shilalkii maalmihii ciida ka dhacay magaalada Berbera,iyada oo saakana la helay maydka qof kale oo ay baddu liqday.

LEAVE A REPLY