AKHRI: Liiska Xubnaha Golaha Wasiirada Cusub Ee Madaxweyne Muuse Biixi

0
2508
Madaxweynaha Cusub ee JSL Md Muuse Biixi Cabdi

Hargeysa (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa goor dhaweyd shaaciyey xubnaha cusub ee golaha wasiirrada.

Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu ku dhawaaqay gole wasiirro ah oo ka kooban 23-wasiir iyo 9-wasiir ku-xigeen, kuwaas oo hareeraha qaban doona hawsha qaranka.

Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa golihiisa wasiirrada cusub u nashqadeeyey qaab ka duwan midkii xukuumadihii dalka hore usoo maray, waxana meesha laga saaray wasaarado hore u jiri jirey, halka hal goob lagu mideeyey wasiirro hore dhawr wasaaradood kala ahaan jirey.

Halkan ka akhriso magacyada golaha xukuumadda cusub ee madaxweyne Muuse Biixi.

HALKAN KA AKHRI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here