Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Ku Dhaawacmay Rasaas Uu Askari Ku Furay

0
1190

Hargaysa (Hargeisa Press): Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa dhaawac ka soo gaadhay rasaas uu ku furay askari la sheegay in uu ka mid ahaa qoysas la doonayay in lagaga rarro meel ay deganaayeen.

Agaasimaha ayaa la sheegay in dhaawaciisu aad u fudud yahay, isla markaana ay hadda xaaladiisa caafimaad wanaagsan tahay.

Maxamed Cabdi Xergeeye, oo kadib markii dhaawacu soo gaadhay warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyay in uu jirro dhaawaca soo gaadhay.

Halkan Ka Daawo Agaasime Xergeeye Oo Ka Hadlaya Dhaawaca Soo Gaadhay:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here