Heestii aad 2017 Sugayseen Waa tan! Ereyada Sakariye Awaare, Laxanka Labsalah iyo Luuqda Cabdi-Hani…

0
1656

Dhooleey kalgacaylku wuu igu dhibcoo,
Dharaarahan waan is dhalan-rogayoo,
Jacayl dhab ah baa i dhabanaanshoo,
Dheehiyo midabkaagu waa dhalanoo,
Dhabeel waxaad tahay dhammaystiranoo,
Ku dheggan dhaqankii runta ahaa!
Haweenka dhammaan dhiggaaga
Dheg iyo qurux baad wax dheer tahay,
Mid aan ku dhigaa dunida may dhalan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here