Xukuumadda Oo Ka Hadashay Wada Hadalkii Usoo Dhamaaday Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Iyo Qodobadii Kasoo Baxay Shirkaas

0
957

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka arrimaha dibada somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay ujeedada wada hadalkii dhawaan usoo dhamaaday dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo iyo waliba nuxurka qodobadii kasoo baxay shirkaasi.

Sidoo kalena wasiirku waxa uu ka hadlay warar sheegaya in Inay Qaab Laba Maamul Ah Uwada Hadleen labada dhinac,waxaana uu sidoo kale sheegay in mar labaad loo balansan yahay kulamo danbe.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here