Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa sheegay inay ka xukuumad ahaan soo dhawaynayaan hadal dhawaan kasoo yeedhay raysal wasaarihii hore ee dalka Kenya hadana ah hogaamiyaha isbahaysiga dalka Kenya ee CORD mudane Raila Odinga oo uu ku taageerayo qadiyada jamhuuriyada Somaliland,
Waxaana uu wasiirku sheegay inay la xidhiidhiyaan marti qaadna u fidinayaan mudane Raila Odinga.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP