Xubnaha Waftiga Madaxweynaha Somaliland ee Dubai u Ambabaxay

0
1052

Hargeysa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hogaaminaayey ayaa galabta diyaarad khaas kaga dhoofay Madaarka Hargeysa .

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐟𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐤𝐮 𝐰𝐞𝐡𝐞𝐥𝐢𝐧𝐚𝐚𝐲𝐚

𝟏. Wasiirka Madaxtooyada
𝟐. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah .
𝟑. Wasiirka Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha
𝟒. Wasiirka Diinta & Awqaafta
𝟓. Madaxa Xafiiska Madaxweynaha .

Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa ka qeyb geli doona Shir-weynaha Dawladaha Adduunka sanadka 2025 oo ka dhici doona Magaalada Dubai.

Xigasho Xafiiska afhayeenka madaxtooyada Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here