Xubnaha Waftiga Madaxweynaha Somaliland ee Dubai u Ambabaxay

0
976

Hargeysa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hogaaminaayey ayaa galabta diyaarad khaas kaga dhoofay Madaarka Hargeysa .

๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐ž๐ก๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐š๐š๐ฒ๐š

๐Ÿ. Wasiirka Madaxtooyada
๐Ÿ. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah .
๐Ÿ‘. Wasiirka Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha
๐Ÿ’. Wasiirka Diinta & Awqaafta
๐Ÿ“. Madaxa Xafiiska Madaxweynaha .

Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa ka qeyb geli doona Shir-weynaha Dawladaha Adduunka sanadka 2025 oo ka dhici doona Magaalada Dubai.

Xigasho Xafiiska afhayeenka madaxtooyada Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here