Xoghayaha Madaxweynaha Somaliland oo Ka Qalin Jabiyay Jaamacadda LSE London

0
912

London (HP): Xoghayaha gaarka ah ee madaxweynaha Somaliland Mubaarik Ismaaciil Taani, ayaa maanta ka qalin jabiyey Jaamacadda London School of Economics and Political Science (LSE) oo ku taala magaalada London.

Jaamacadaasi oo uu mudo ka baranayay shahaadada heerka labaad ee Caluumta Dhaqaalaha iyo Siyaasada ( Master of Economics and Political Science).

Xoghaye Mubaarik Taani, ayaa ka mid ah Foolaadka dhalinyarada Somaliland ee ku jiray Siyaasada Somaliland mudooyinkii u dambeeyey ku jiray, isla markaana hore u soo Hogaamiyey Hay’adda Samafalka Ee Somaliland iyo Geeska Afrika ka hawlgala.

Sidoo kale, waxa uu hore usoo Hogaamiyey Dalada Dhalinayrada Somaliland ee Sonyo taas oo uu Mudo Xileedkisii ku Guulaystay Dhismaha Dabaqa ah ee Dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo ee Hargeysa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here