Xisbiga Waddani Oo Muujiyay Awoodiisa Taageerro Ee Gabiley

0
636

Gabiley (HP): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Waddani ayaa magaaladda Gabiley kaga qayb galay shaacinta saddex murashax oo xisbigaasi ka tartamaya.
Saddexdan murashax ayaa midkood oo ah Maxamed C/laahi Jaamac (Bookh), waxa uu u tartamayaa golaha Wakiiladda isagoo ka tartamaya gobolka Maroodijeex, isla markaana ka sharaxan xisbiga Waddani.


Halka labada murashax ee kale ay u tartamayaan golaha deegaanka Gabiley, isla markaana waxay ka sharaxan yihiin xisbiga Waddani.
Munaasibadii shaacinta oo lagu qabtay hiteelka Bookh ee magaaladda Gabiley ayaa ahayd mid si weyn loo soo agaasimay.
Iyadoo ay taasi muujisay awoodda taageero ee xisbiga Waddani ku haysto gobolka Gabiley.
Iyadoo ay cadaatay sida uu xisbiga Kulmiye uga gacan baxay xisbigaasi.

DAAWO:WARKAASI:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here