Hargeysa, (HargeisaPress) —Xoghayaha Diinta iyo Awqaafta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay Urur diimeed dhawaan la sheegay in lagaga dhawaaqay gudaha Somaliland,waxaana ay arrinkan dusha u saareen xukuumadda madaxwayne Siilaanyo.
sidoo kalena waxa uu ka hadlay Sicir Bararka dalka ka taagan ee saameeyey dadkii dan yarta ahaa ee ku noolaa gudaha Somaliland.