Xildhibaano Xukuumada Somaliland Uga Digay Qorshaha Ay Ganacsadaha Ku Dhiibayso

0
723

Hargeysa, (HargeisaPress) –Xildhibaan Bashiir Tukaale iyo Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mida mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen waxaa ay uga digeen xukuumadda Somaliland in ganacsade Axmed Cismaan Geelle loo gacan galiyo dowladda Jabuuti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here