Hargaysa (HP: Xuldhibaanno ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland ayaa xukuumadda ku taageeray go’aanka ay ku diiday mudaharaadka mucaaradku ku baaqeen.
Xildhibaan Yaxye C/laahi Aamin, oo xubnahaa xildhibaanadda ah u hadlay ayaa sheegay in ay xukuumada ku taageerayaan in ay diiday qabashada mudaharaad ay mucaaradku ku baaqeen.
DAAWO: Xildhibaanka Oo Arrimahaa ka hadlaya:
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.