Xildhibaanno Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo La Baafinayo

0
291

Hargaysa (HP): Fadhigii maanta ee golaha Guurtidda Somaliland ayaa u furmi waayay kooramka oo buuxsami waayay awgeed, kadib markii ay fadhiga ka maqnaayeen xubno badan oo xildhibaanadda golahaasi ah.
Fadhiga maanta oo u shir guddoominayay guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in aanay mudanayaashu maxaabiis noqonaynin.


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY