Bon (HP): Munaasibad lagu soo dhawaynayo weftiga ay hogaaminayso marwo Faadumo Siciid Ibraahim, ayaa lagu qabtay magaaladda Bon ee dalka Jarmalka.
Waxaana munaasibadaasi ka soo qayb galay guddoomiyaha jaaliyadda reer Somaliland ee dalka Jarmalka, iyo badi haldoorka jaaliyadda Somaliland.
halkan Ka Daawo Warkaasi:
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.