Hargeysa,(HargeisaPress) —Madax-dhaqameed iyo waxgarad maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay ka noqoto go’aankii ay kasoo saartay adeegyada ZAAD iyo E-Dahab ee ay bixiyaan shirkadaha Telesom iyo Somtel.
https://youtu.be/ylfJZLL8wgA