Hargaysa (Hargeisa Press.com): Taliska ciidamadda booliska jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegay in aanay iyagu lahayn bog Internet-ka ah oo had iyo jeer lagu baahiyo waxyaabo ku saabsan arrimaha ciidamadda booliska.
Taliyaha ciidamadda booliska jamhuuriyadda Somaliland sareeye gaas C/laahi Fadal Iimaan, oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta taliska booliska Hargaysa ayaa cadeeyay in aanu ciidanka boolisku lahayn.
Waxaanu sheegay taliyaha ciidamadda boolisku in ay dabal ku haynaan cida ka been abuuratay ciidamadda booliska Somaliand.
Halkan Hoose Ka Daawo Shirka Jaraa’id Ee Taliye Fadal:
https://youtu.be/UvAdKBr_CRE
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.