“Waxaan ALLE SWT waydiisanaynaa inuu naxariis waasac ah inna siiyo…”

0
652

Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa maanta tukashadii salaadda Ciidul-Fidriga kala qayb galay dadweynaha xaafadda Jig-jiga Yare e magaaladda Hargeysa.

Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaana kadib tukashadkii salaadda dadweynaha xaafadda Jig-jiga Yar ee degmadda Ibraahim Koodbuur ee caasimadda Hargeysa.

Waxaanu wasiirku ugu horayn waxa uu hanbalyo u diray guud ahaanba ummadda islaamka ah gaar ahaana bulshadda reer Somaliland dabaal-degga munaasibadda Ciidul-fidriga awgeed.
Wasiirka ayaa ALLE SWT ka baryay in jamacii salaadda halkaa uu kula tukaday iyo acmaashii Ramadaanta inuu inaga aqbalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here