Waxa la ogaysiinayaa dhamaan cidiid dananaysa in la iibaniyo beer weyn oo ku taala deegaanka Bacado ee Waqooyiga hargaysa.Dheer ahaan waa Waqooyi/ Koonfur: 670m , Bari/Galbeed: 530m, oo isku wareeg ah Dhirita ku taala waa dhir nooc walba isgu jirta sida geed gaabka iyo dhirta waaweyn
Waxa kale oo ay leedahay dhul weynoo dihin oo ah banaan kunahaboon beerashada khudaarta wakhtiga yar iyo kuwa wakhtigadhexba.
Beerta waxa kaga taala tuulada xaga waqooyi, waxa dhanka waqooyi iyo koonfur ka xiga laba beerood, Bacado.
Qiimaha la siinayo waa mid macquul ah fadlan la soo xidhiidh hadii aad u baahan tahay la xidhiidh
Maxamed Axmed
Telefoonadan : 00 252 063 4429044…..00 252 063 4420759
Email: moe.hasab4@gmail.com