Wasiiro Xukuumada ka Tirsan oo ka qayb galay Xil Wareejinta Gudoomiyaha Gobolka Gebilay Iyo Weedhihii laga Yidhi + SAWIRRO

0
889

Gabiley, (HargeisaPress) —Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda ayaa maanta ka qayb galay Xaflad ay Xilka Kula  Kala wareegayeen Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Gebilay Iyo Gudoomiyihii hore ee Gobolkaas oo loo bedelay Gobolka Sool.  Wasiirka cusub ee warfaafinta Md.Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani , Wasiirka Warshadaha Somaliland Shuceyb Maxamed,Wasiiru dawlaha Maaliyada Dr. Maxamed Faarax Ducaale

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

12746572_859957767483763_1590493418_n

12746251_859956584150548_307504854_n

Wasiiru dawlaha Maaliyada Dr. Maxamed Faarax Ducaale

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here