Hargeysa, (HargeisaPress) —Xubno wasiiro ah oo ka socda xukumadda Somaliland iyo xildhibaano golaha wakiilada ka tirsan ayaa maanta lagu soo dhaweey degmada Awr-boogays oo ka tirsan gobolka sool, waxaana ay wasiiradani ka hadleen ujeedada safarkooda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/xnhnM7vCkkM
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP