Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Dalku Marayo,Warar Sheegaya Inay Magaalada Nairobi Kula Kulmeen Madax Ka Tirsan Dawlada Somaliya Iyo Sababaha Uu WADDANI Ugu Biirey

0
1003

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis hadana kamid ah saraakiisha xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay xaalada dalku hadda marayo,warar sheegaya inay magaalada Nairobi kula kulmeen madax ka tirsan dawlada Somaliya oo uu hogaaminayo raysal wasaaraha dawlada Somaliya iyo waliba sababaha uu ugu biirey xisbiga WADDANI.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here