Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa faahfaahin ka bixiyey Caways laga keenaya dalka dibadiisa oo laga dhex beeray xayndaabka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland kaas oo loogu talo galay xoolaha ay abaartu saamaysay.