Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Oo Ku Hanjabay Inuu Wax Ka Qabanayo Shaqaalaha Ajaanibka Ah Ee Shaqadii Ku Cidhiidhiyey Shacabka

0
1252

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Maxamed Cabdilaahi Obsiiye ayaa sheegay in ay wax ka qabanayaan shaqaalaha ajaanibka ah ee dalka kusoo badanaya isla markaana shaqadii ku cidhiidhyey shacabka Somaliland. Waxaana uu sheegay in ay mudnaanta koowaad leeyihiin shacabka Reer Somaliland.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here