Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Maxamed Cabdilaahi Obsiiye ayaa sheegay in ay wax ka qabanayaan shaqaalaha ajaanibka ah ee dalka kusoo badanaya isla markaana shaqadii ku cidhiidhyey shacabka Somaliland. Waxaana uu sheegay in ay mudnaanta koowaad leeyihiin shacabka Reer Somaliland.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP