Wasiirka Qorshaynta Somaliland oo Xog Waran Lagala Yeeshay Lacagaha Sanduuqa SDF

0
1273

Hargeysa (HargeisaPress)—Guddi hoosaadka Ilaalinta iyo dabagalka Hantida qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland, ayaa maanta Wasiirka wasaarada Qorshaynta Qaranka xog waran kala yeeshay mashaarciida ay dalka ka fuliso Hay”adda SDF.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here