Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland ayaa ka hadlay doon nooca kallumaysiga ah oo ka shiraaqatay dekeda Berbera oo iyada iyo afar nin oo saarnaa maalmihii u danbeeyey la la’aa meel ay jaan iyo cidhib dhigeen,waxaana uu sidoo kale ka jawaabay warar ay warbaahinta qaar dhawaan ka qoreen wasiirka.
Home Latest News Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland Oo Ka Hadlay Halka Ay Ku Danbaysay Doon Berbera...