Oodweyne (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimiladda Somaliland ayaa safar shaqo ku tagtay gobolka Daad-madheedh.
Wasiir Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, waxaa magaaladda Oodweyne ku soo dhaweeyay badhasaabka gobolka Daad-madheedh.
Safarkan ay wasiirka Deegaanku ku tagtay Oodweyne, ayaa gogol xaadh u ah socdaalka madaxweyne uu ku marayo goboladda bariga dalka.