Hargaysa (Hargeisa Press): Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay waraaq codsi mudaharaad salmi ay ku dalbanayeen axsaabta mucaaradka Somaliland oo ay u gudbiyeen wasaaradda arrimaha gudaha.
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, oo arrinta waraaqdaasi ka hadlay ayaa sheegay in aanay waraaqdaasi waafaqsanayn shuruucda lagu codsado mudaharaadyadda.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.