Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Shir Caalamiya Kaga Qayb Galay Dalka Holland + SAWIRRO

0
1134

Utrecht,(HargeisaPress) -Wasiirka wasaarada Hormarinta Beeraha Md Ahmed Muumin Seed ayaa maanta Kaqayb Gaalay Kulaan shir caalmaiya oo Lagaa Hadalayaya Dhinaca Waxsoosaaraka iyo Beeraha Kulaan kaas oo kadhacay Wadanka Nederland.

Uguu Horaayn Waxaa kulaan Kaas Ka hadlay wasiirka Hormarinta Beeraha Wuxuuna Wasiirku Halakaas uuga Mahad Naqay shakhsiyadii soo diyaariyaya Shirkan.

Sidoo kalee wasiirku wuxuu kulankaas ka akhriyayay qoraal dheere oo uu kawar bixiayay dhinaca waxsoo saaka Simaliland Wuxuu xukmada Nederland Ka codsaaday inay somaliland kala shaqeeyan dhimaca waxsoo saaka.

Gudoomiye jaaliyada somaliland Md mohamuu Abdel digaale. oo isagunaa kamid Aahaa xubnihii shirkaas kaqayb gaalay waay Wuxuu aad uxuusay ka Jaliyada aahaan inay ku farxasan yihiin shirkan.

Sidan kale gudoomiyuhuu wuu baaq dheer uu diray jaliyada Reer somaliland ee ku dhaqaan wadanka Nederland.
Wuxuuna ku booriyaya in aqoonta
Halkaan lagaa bartay Dalkii wax loogu qaabto Sidoo kale waxaa Halakaas ka hadlay Ex xildhibaan (Harry van Bommel) oo aah masuul uu dhashay wadanka Nederland oo uu ololeeya qadiyada somaliland.

Wuxuuna iin muudo aah xildhibaan
Wuxuun uu ololeeya wadamada aan aduunku ictiraafin Wuxuuna halkaas kusheegay inuu somaliland tagay kunaa soo Arkay Nabad iyo hormar aad uu socda Sidoo Kale waxaa uu xukumada somaliland Uu soo jeediayay inaa culayska lasaaro dhinaca waxsoosaraka beeraha Sidoo kale kulaan kaas waxaa kaqayb gaalay ugaab Hassan oo kamaida Golah deeganka ee magalada Emmen ee wadanka Nederland
Iyo Samter Geedi oo kamidah aqoon yahaynka Reer somaliland.

Wuxuu Halkaas kasoo jeediyaya
Hadalo ku qotooma sidii dalaka somaliland uu noqon Lahaa wadamad saxiibka iskashii Wada yeelandoonan wadanka Nederlan.

Abdikarim Qoorgaab HargeisaPress – Holland 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here