HARGEISA, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Arrimahada Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran Cadde Ayaa Galabta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka China .
Wasiir Waran-cadde iyo Xunbaha Waftida ayaa Ka Wadahadlay Sidii Loo Sii Xoojin lahaa Xidhiidhka Xaasiibtinimo iyo Horimarka Labada Dal, Iyadoo Labada dal ee China Iyo Somaliland uu ka dhaxeeyo xidhiidh saaxiibtinimo oo guun ahi .
Wasiirka Arrmaha Gudaha Iyo Waftidan oo Muddo Hal Saaca Uu Qaatay Shirkoodu Ayaa Isla Qaatay Sidii Loo Dardar Galn Lahaa Xidhidhka Labada Dhinac.
Shirkan Ayaa wasiirka Arrimaha Gudaha Waxaa Ku Wehelinaayey Wasiirka Warshadaha Somaliland Mudane Shucayb.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa