Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka arrimaha gudaha dawlada Djibouti ayaa faah-faahin ka bixiyay ujeedada socdaal ay maanta magaalada Hargeysa ku yimaadeen isaga iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo ka socda dawlada Djibouti.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/8TiK2T2tNvc