Wasiirka Arrimaha Gudaha Djibouti Oo Faah-faahin Ka Bixiyay Ujeedada Uu Daaran Yahay Socdaal Ay Maanta Ku Yimaadeen Somaliland

0
1417

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka arrimaha gudaha dawlada Djibouti ayaa faah-faahin ka bixiyay ujeedada socdaal ay maanta magaalada Hargeysa ku yimaadeen isaga iyo wafti balaadhan oo  uu hogaaminayo oo ka socda dawlada Djibouti.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here