Hargeysa , (HargeisaPress) —Wasiir ku xigeenkii hore ee Caafimaadka Somaliland Xasan Daahi r Dhimbiil oo uu xalay madaxwayne Siilaanyo xil ka qaadis ku sameeyey ayaa ka hadlay xil ka qaadistii xalay lagu sameeyey iyo waxyaalaha uu la xidhiidhinayo xil ka qaadistiisa.
https://youtu.be/emRK3y2aXtM