Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday inay gabi ahaanba fasax galisay dhamaan waxbarashadii dalka Dugsiyo iyo jaamacadihiiba.
Home Latest News Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Fasax Galisay Dhamaan Waxbarashada Dalka+Sababta