Wasaaradda Caafimaadka iyo Dawladda Hoose Oo Shir Ka Yeeshay Adeegyadda Ay Ka Wada Shaqeeyaan

0
456

Hargaysa (HP): Kulan ku saabsan adeegyadda gar gaarka dega dega ah ee ay ka wada shaqeeyaan wasaaradad caafimaadka iyo dawladaha hoose ee maanta lagu qabtay magaaladda Hargaysa.
Waxaana kulanakaasi ka soo qayb galay agaasimeyaasha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland iyo arrimaha gudaha.
Sidoo kale waxaa kulankaasibka soo qayb galay maayar ku xigeenka caasimadda Hargaysa iyo masuuliyiin kale.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here