Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Mudaharaad Xalay Ka Dhacay Gabiley Oo Lagaga Soo Horjeeday Murrashax Muuse Biixi,Dhaliilona Usoo Jeediysay Xisbiga WADDANI

0
1170
Wasiiru dawlaha amniga Somaliland Maxamed Muuse Diiriye

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay mudaharaad xalay ka dhacay Gabiley oo lagaga soo horjeeday murrashaxa madaxwayne ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi,waxaana wasiiru dawlahu dusha u saaray mudaharaadkaasi xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI,isaga oo sidoo kalena dhaliilay xisbiga WADDANI.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here